Kaneeco dhimatay oo Sabab u noqotay in la qabto Tuug hanti qaali ah xaday !

Ciidamada booliiska dalka Shiinaha ayaa xiray nin tuug ah oo dhac u geestay guri kuyaalla koonfur bari ee magaalada Fuzhou kana qaatay hanti qaali ah, waxaana qabashada ninkan sabab u aheyd kaneeco gurigaasi ku nooleed. Warbaahinta South China Morning Post ayaa baahisay in ciidamada booliiska Shiinaha tageen guri dabaq ah uu xatooyo ka geestay ninka … Continue reading Kaneeco dhimatay oo Sabab u noqotay in la qabto Tuug hanti qaali ah xaday !